Somaliland: Xukuumadda oo Hagajinaysa Xuquuqda Maxaabiista‏ xili laga dayrinayo xaaladooda

Hargaysa(Codka Somaliland Wasiirka wasaaradda Cadaaladda JSL Eng Xuseen Axmed Caydiid oo uu wehelinayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta tababar u furay qaybo ka kala yimid Ciidamada ilaalada xabsiyada, hay’adaha garsoorka iyo wasaaradda cadaalada, tababarkaas oo ay ku qaadanayaan aqoon la xidhiidha ilaalinta Xuquuqda maxaabiista.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *