Somaliland: Wasiirka Maaliyada S/land oo ka warbixiyey Miisaaniyad sanadeedka Qaranka sanadka 2015

Hargaysa(Codka Somaliland)Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada  Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale  ayaa maanta hortagay golaha wakiilada JSL  isaga oo ka warbixiyey miisaaniyad sanadeedka Qaranka ee  sanadka 2015 oo dhan  251 Milyan oo Dollar.

Wasiirku Waxa uu Sheegay inay Tirtireen Cashuuro dadka Wakhtigii Hore laga qaadi Jiray Gaar ahaan kuwa Saamaynta ku leh Nolosha Bulshada .

Wasiirku Waxa uu sheegay in iyagoo Tixgelinaya Soo Jeedintii Golaha Wakiilada ee  Miisaaniyada Qaranka ee 2014 ay Hoos geeyeen Hay’adaha Dawlada ee aan ku Sharcigooda la hayn ay Hoos geeyeen
Wasaaradaha dawlada .

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *