Somaliland: Wasiir Samaale Door Intee Leeg Ayuu Ka Soo Qaatay Halgankii Xisbiga Kulmiye U Soo Galay Talada Wadanka.

Wasiirka wasiirada Maaliyada Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale Door intee Leeg ayuu ka soo qaatay Aasaaskii iyo halgankii uu talada dalka ku hantay,daawo mid ka mid ah kudbadihii dhaxalgalka ahaa ee uu ka jeediya Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley iyo shacab Reer Wajaale oo sida Shinada ugu soo butaacaya.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *