SOMALILAND: Wasiir Cukuse Oo Sheegay In Gobolada Dalka Laga Furayo Idaacado Cusub Xili Ay Fadhido Idaacadii Waynayd Ee Radio Hargaysa.

Daawo Muuqaal Wasiir Cukuse Oo Sheegay In Gobolada Dalka Laga Furayo Idaacado Cusub iyadoo ay cadilan tahay idaacadii weyn ee kulmiye ku faani jiray,waxaana la moodaa inuu Wasiir Cukuse yahay maqane jooga oo aanu warba ka haynin xaalada wasaaradiisu ku sugan tahay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *