Somaliland: Marwo Amin Awjaamac Oo Hambalyo Udirtey Marwo Kaltuun Sh.xasan cabdi Oo loo magacaabay ka mid Noqoshada xubnaha cusubee koomisha qaranka somaliland

komishinka inta kale ee ragga ahna iyagana hambalyo ayaannu leenahay iyo guul, daacadnimo iyo xilkasnimo ku guta……………

Aniga oo ah Marwo Amina Awjaamac Mumin oo ka mida Haweenka kudhaqan uk ayaa ku hambalyaysay Xubinta komishanka ay midnoqotay marwo kaltuun Sh xassan cabdi.

kaltuun
waxan madaxweynaha omaliland ugu hambalyeynayaa magacaabista Maewo Kaltuun sh.xasan cabdi madar ee loo magacaabay ka mid noqoshada koomishan doorayooyinka qaranka somaliland kaltuuneey alla ha kuu fududeeyo xilka laguu magacaabay,tii ka soo baxda ee si daacadnimo ah u gudata alla ha kaa dhigo, waad leedahay kartideeda iyo aqoonteeda ilaahay ha kugu guuleeyo.komishinka inta kale ee ragga ahna iyagana hambalyo ayaannu leenahay iyo guul, daacadnimo iyo xilkasnimo ku guta.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *