Daawo Sawirada: Salaadiinta, Cuqaasha, Xildhibaanada, Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Sacad Muuse Oo Maanta Kulan Balaadhan Ku Naqdiyay Musharaxnimada Muuuse Biixi.

Daawo sawirada: Salaadiinta,Cuqaasha,Xildhibaanada,Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Sacad Muuse Oo Maanta Kulan Balaadhan Ku Naqdiyay Musharaxnimada Muuuse Biixi iyagoo ugu baaqay inuu joojiyo qaska iyo jahawareerka uu beesha  dhex keenay,waxa ay ugu baaqeen inuu ragga kula tartamo Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa,waxa kale oo ay suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan ugu baaqeen inuu dhawro milgaha iyo sharafta loo hagoogay oo aanu midnimada reerka Bur burin.
DSC00251DSC00250DSC00249DSC00248DSC00247DSC00246DSC00245DSC00244DSC00243DSC00242DSC00241DSC00240DSC00239DSC00238DSC00237DSC00236DSC00236DSC00235DSC00234DSC00233DSC00232DSC00231DSC00230DSC00229DSC00228DSC00227DSC00226DSC00225DSC00224




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *