SIR CULUS: Mid Ka Mida Warbaahinta Al-Shabaab Oo Daboolka Ka Qaaday Halka Ay Xoogagga Al-Shabaab Ka Helaan Hubka + SAWIRRO

Muqdisho (Raacdo.com):- Warfidiyeen baahiya wararka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahiyey warbixin uu ku sheegay halka ay xarakada Al-Shabaab ka hesho hubka.

Warbixintan oo cinwaan looga dhigay Ma Ogtahay Mujaahidiinta Al-shabaab Halka Ay Hubka Ka Helaan? Isla markaana wadatay sawirro badan ayaa u dhignayd sidan:

Cid kasta oo aan la socon xaaladda Mujaahidiinta Alshabaab ama aan ku sugnayn wilaayaadka islaamiga ah ee ay gacanta ku hayaan waxay is waydiiyaan halka Mujaahidiinta Alshabaab ay ka helaan hubka iyo rasaasta ay ku dagaalamayaan habeen iyo maalinba, dagaalkaasi oo socda muddo dheer oo toban sano ku dhow.

Wixii ka dambeeyay 1991-dii markii ay dhacday dowladdii siyaad barre waxay dhammaan gaaladu bilaabeen in ay xaalufiyaan dhammaan wixii hub cuslaa ee yaalay dalka, iyagoo wixii xoog ay ku waayaanna ay ka gadan jireen maleeshiyaadka iyo qabaa’ilka gacanta ku haya, sidoo kalena waxay cuno qabatayn saareen in wax hub ah lasoo galiyo dalka, iyagoo raba in ay dadka sacabooley ka dhigaan, kadibna ay qabsadaan wadanka oo ay gumaysgtaan, diintana ka badalaan.

Kadib markii ay hubiyeen in ay hubkii waawaynaa ay dhammeeyeen, midka yaryarna ay ashahaado la dirir iyaga taageersan gacanta u galiyeen ayay weerar nagu soo qaadeen, waxana weerarka nagu bilaabay ashahaado la diririkii, kadib markii allaah guusha naga siiyay ayay iyaguna soo galeen si ay noo qabsadaan.

Allaah fadligiisa waxa dhacday wax aysan qorshaysan oo ah in hubkii ay iyagu wateen laga qaato kadibna lagula dagaalamo, oo lagu dilo, waxana la dhihi karaa xikmadaha ku jiray in ay waddanka soo galaan iyagoo hub culus wata waxa ka mid ah in Mujaahidiintu ay ka qaniimaystaan hubkaasi.

Midda kale sida la ogyahay wadan kastaa hubka uu haysto hal dhinac ayuu ka helaa ama meelo kooban ayuu kasoo gataa, hase yeeshee Mujaahidiintu waxay heleen hub wadamo kalo duwan ka yimid, haddii ay tahay Faransiis, Ruush, Maraykan, Ingiriis iyo meelo kale oo badan, sababtoo ah gaalo oo dhan ayaa hubaynaysa Amisom.

Sawirrada Hoos aad ku aragtaan waa qayb yar oo ka mid ah qaniimooyin aad u badan oo Allaah gacanta u galiyay Mujaahidiinta, inta aan la sawirin ayaana ka badan inta la sawiray.

Tusaale ahaan bilihii u dambeeyay kaliya waxa wilaayada shabeelaha Hoose laga helay 11 baabuur oo tikniko ah oo nooc dhexe iyo baabuur waayn isugu jira, waxa ku jira 4 baabuur oo casri ah oo Maraykanku soo siiyay Alfa Guruub, Baabuurta waxa dheer hub nooc kasta oo xerooyinka qaar si dhamaystiran loola wareegay oo raashinkii iyo dawadii ciidanku ay ku jiraan, sida xerada Yaaqbari wayne.

Hadaba bal fiirso sawirradan oo qiimee Hubka Allaah gaalada Nooga Keenay ee Qaniimada nooga siiyay.001-640x411 002-640x411 006-640x411 06-640x411 007-640x411 008-640x411 009-640x411 010-640x411 012-640x411 013-640x411 014-640x411 015-640x411 016-640x411 017-640x411 018-640x411 019-640x360 020-640x411 021-640x411 022-640x411 023-640x411 024-640x411 025-640x411 026-640x411 027-640x360 028-640x411 029-640x360 030-640x411 031-640x411 032-640x411 033-640x411 035-640x411 036-640x411 037-640x411 038-640x411 039-640x411 040-640x360 041-640x411 042-640x411 043-640x411 044-640x411 045-640x411 046-640x411 047-640x411 048-640x411 049-640x411 050-640x411 052-640x411 051-640x411 053-640x411 054-640x411 055-640x411 057-640x411 060-640x411 061-640x411 062-640x411 063-640x411 064-640x411 065-640x360 066-640x411 067-640x411 068-640x411 0112-640x411 003-640x411 004-640x411 005-640x411

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *