Sheekh Aaden-Sunne Oo Ku Baaqay In Caddaalad Loogu Gar-naqo Kooxda Assaadicuun & Ictisaam DHEGAYSO

Sheekhu waxa uu arrintan ku faah-faahiyey Khudbadii Jimcaha. Waxaanu ka digay khatarta ay leedahay Caalimka iyo Sheekhu marka uu xaqqa ka leexdo. Isagoo Khudbadiisan si toosa ugu soo hadal-qaaday kooxda beryahan aadka loo hadal-hayey ee Assaadicuuna Bilxaq. HALKAN GUJI OO DHEGAYSO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *