Shabakadda RAACDO Media Oo Munaasibadda Ciidal-Fidrida Hambalyeynaysa Muslimiinta Oo Idil

Iyadoo lagu gudo-jiro dabaal-degga Ciidul Fidrida waxa uu Webseydka Raacdo uu bulshada ku xidhan guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul Fidriga oo ka mid ah ciidaha Allaah uu ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah.

Sidoo kale waxaan Allaah SW weydiisaneynaa inuu inaga wada Aqbalo soonkii,Qiyaamkii,Sadaqadii,Qiraa’adii Quraanka iyo guud ahaan cibaadooyinkii aan soo sameynay bisha Barakeysan ee Ramadaan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *