SAWIRRO: Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Hoteel Saxafi.

Muqdisho (Raacdo.com):- Iyadoo saacadii shanaad ciidamada Al-Shabaab ay ka dagaallamayaan gudaha hoteel Saxafi oo saaka aroortii dagaal culus kula wareegeen hotelka ayaa waxaa isa soo taraaya khasaaraha ka dhashay weerarka.

Saraakiil ka tirsan dowlada federaalka oo aad u fara badan ayaa la xaqiijinayaa inay ku dhinteen weerarka, iyadoo tiro kale oo aad u fara badanna ay sidoo kale ku dhaawacmeen weerarkaasi.

Gudaha hoteelka waxaa la sheegayaa inay daadsan yihgiin meydad fara badan oo isugu jira saraakiil cadaan ah iyo kuwo Somali ah, kuwaasoo dagaalyahannadii halkaasi galay ay ku toogteen gudaha hoteelka.

Wararka oo marba mark aka dambaysa iska soo daba-dhacaaya ayaa sheegaya in xoogaggii halkaasi galay ay mid mid u galeen qolalka uu ka koobanyahay hoteelka Saxafi.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Hoteel Saxafi.hoteel-552sahafi 1 2 (1) 3 5

Somali men carry a wounded person to an ambulance outside the Sahafi Hotel in Mogadishu, Somalia Sunday, Nov. 1, 2015. A Somali police officer says an explosion followed by heavy gunfire has been heard at a hotel in the Somali capital. The hotel is often frequented by Somali government officials and business executives. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Sahafi1-640x360 sahafi2 sahafi3-640x366 sahafi4-640x366




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *