SAWIRRO: Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo Si Rasmi Ah Loo Dhaariyay .

Madaxweynaha Cusub Ee la Doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Madaxweyne Ku xigeenka la doortay Mudane C/raxman Claahi Saylici ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay Xilka Madaxtinimo .
Waxaana Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu ayaa dalka hogaamin doonaan muddo shan sanno ah .
Xafladda Xil-wareejinta ayaa ahayd mid si mug leh loo soo cammiray, waxaana ka soo qeyb-galay madax ka socotay Beesha Caalamka, iyadoo ay ku sugnaayeen madashaasi Madax kala duwan oo miisaan ku leh Dalka .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *