SAWIRRO: Al-Shabaab Oo Diyaaradaha Drone-ka Kaga Qayb-qaatay Munaasibadda. DAAWO

Fagaaraha magaalada Jilib waxasaaka salaaddii ciidda kusoo tukaday kumanaan qof , waxa ugu xiisaha badnaa ee bulshadu maanta ay aragtay ayaa ahaa diyaarad yar oo drone ah gaar ahaan kuwa wax sawira oo ay Xarakada Al-Shabaab soo bandhigeen taasoo dadku ay in badan ku mashquuleen daawashadeeda.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *