SAWIR: Halkani Ma aha Mashad “Iiraan” Ee Waa Muqdisho!.

Muqdisho (Raacdo.com):- SawrikanI waxa uu tilmaan ka bixinayaa heerka ay marayso hAwlaha Shiiciyeynta ah ee Dowladda Iiraan ka wado magaalada Muqdisho.

Jaakeedka uu sito wiilkan yari waxaa lagu qoray “Labeyka Yaa Xuseyn” waana Shicaar ay caan ku yihiin Shiicada Rawaafidda ah, kuwaas oo sheegta inay jecel yihiin Aalu-Beyt-ka, balse xaqiiqdii aad uga fog waxa ay sheegteen, iyagoo caaya qaar ka tirsan Saxaabada Rasuulka SCW.

Magaalada Muqdisho waxaa saldhig ku leh Hey’adda Imaam Al-Khumeyni oo ah Urur ku gabbada magaca Samafalka, hase yeeshee Dowladda Shiicada ee Iiraan u qaabilsan sidii mad-habka Shiiciga loogu faafin lahaa guud ahaan Caalamka.muq2




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *