MUUQAAL + SAWIRRO: Daawo Xoogagga Al-Shabaab Ee Gudaha Kenya Ka Dagaallama Oo Laga Soo Duubay Muuqaal Cajiib Ah Oo Muujinaya Qaabka Ay U Nool Yihiin

Nairobi (Raacdo.com):- Xarakada Al-Shabaab ayaa mar kale soo bandhigtay awooddeeda ay ku leedahay gudaha wadanka Kenya tan iyo wixii ka dambeyay markii ay ciidanka Kenya ay gudaha u galeen dalka Somaliya.

Mu’asasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay filim cusub oo cajiib ah oo muujinaya nolosha ay ku jiraan dagaalyahannada Al-Shabaab ee ka dagaallama gudaha wadanka Kenya.

Waxyaabaha filimkan laga dheehan karo waxaa ka mida ciidamo  Al-Shabaab ah oo ku sugan gudaha Kenya isla markaana qalanaaya ugaadha nuucyadeeda kala duwan sida Lo’dibadeed, Geri, Kalluun iyo xoolo nool.

HALKAN GUJI OO KAGA BOGO FILIMKAN OO KU BAXAAYA LUQADDA CARABIGA

HALKAN GUJI OO KAGA BOGO FILIMKAN OO KU BAXAYA LUQADDA INGIRIISIDACSwoGb_UwAAhag4CSwoJ2AVAAAGFevCSwoLNOUkAErvN0CSwoN6_UYAAc8kLCSwum_JWcAAbjStCSwuvPKWwAAxPxeCSwuy1zWEAAnd9JCSwuyLnW4AEogjRCSwxdZ2WEAAr30OCSwxVliWoAE6sH_CSwxYGTWcAEPSobthaguur3




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *