HALKAN KALA SOCO: Kutub Silsilado Ah Oo Fiqiga Ku Saabsan Oo Sheekh Maxamed Cali Gadhle Ka Bilaabay Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO

Duruustan Oo Sheekhu Dhawaan Ka Bilaabay Kana Wado Masjidka Cali-Mataan Ayaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa, Isla Markaana Aanu Si Joogta Ah Aanu Idiinla Socodsiin Doonaa Insha Allaah. Waana Kuwan Ee Ka Faa’idaysi Wacan:

1- KITAABKA SAFIINATU NAJAA:

Casharka 01-aad

Casharka 02-aad

Casharka 03-aad

Casharka 04-aad

Casharka 05-aad

Casharka 06-aad

Casharka 07-aad

Casharka 08-aad

Casharka 09-aad

Casharka 10-aad

Casharka 11-aad

Casharka 12-aad

Casharka 13-aad

Casharka 14-aad

Casharka15-aad

Casharka 16-aad

Casharka 17-aad

Casharka 18-aad

Casharka 19-aad

Casharka 20-aad

Casharka 21-aad

Casharka 22-aad

Casharka 23-aad

Casharka 24-aad

Casharka 25-aad

Casharka 26-aad

Casharka 27-aad

Casharka 28-aad

Dhammaad.

HALKAASI AYUU KU DHAMAADAY KITAABKAASI BAR-BILAWGA U AH EE SAFIINATU NAJAA. WAXAANA IMIKA UU SHEEKHU INOO BILAABAY OO KU XIGA KITAABKA KOOBAN EE LA YIDHAA SAFIINATU SALAA. Waxaanu Sheekhu Ku Koobay 5 Cashar Oo Kaliya Waana Kuwan.

 

2-KITAABKA SAFIINATU SALAA.

Casharka 01-aad

Casharka 02-aad

Casharka 03-aad

Casharka 04-aad

Casharka 05-aad

Dhammaad.

Intaasina Waxaa Kusoo Idlaaday Kitaabkii 2-Aad  Ee Safiinatu Salaa, Waxaanu Sheekhu Bilaabay Kitaabkii Saddexaad Oo Noqonaya Kitaabka Kooban Ee La Yidhaa Mukhtasar Saqiir Ee La Socod Wanaagasan. Waxaanu Sheekh Akhriyaa Habeennada Salaasada, Arbacada Iyo Khamiista.

 

3-KITAABKA MUKHTASAR SAQIIR.

Casharka 01-aad

Casharka 02-aad

Casharka 03-aad

Casharka 04-aad

Casharka 05-aad

Casharka 06-aad

Casharka 07-aad

Casharka 08-aad

Casharka 09-aad

Casharka 10-aad

Casharka 11-aad

Casharka 12-aad

Casharka 13-aad

Casharka 14-aad

Casharka 15-aad

Casharka 16-aad

Dhammaad.

Intaasina Waxaa Kusoo Idlaaday Kitaabkii 3-Aad  Ee Mukhtasaru Saqiir, Waxaanu Sheekhu Bilaabay Kitaabkii 4-aad Oo Ah Kitaabka La Yidhaa Abii Shujaac Ee La Socod Wanaagasan. Waxaanu Sheekhu Masjidka Cali-Mataan ka Akhriyaa Habeennada Salaasada, Arbacada Iyo Khamiista.

 

4-KITAABKA SHARAXA ABII SHUJAAC.

Casharka 01-aad

Casharka 02-aad

Casharka 03-aad

Casharka 04-aad

Casharka 05-aad

Casharka 06-aad

Casharka 07-aad

Casharka 08-aad

Casharka 09-aad

Casharka 10-aad

Casharka 11-aad

 

La Soco Duruustu Way Socotaa…Waxanu Sheekhu Akhriyaa Habeen Walba Oo Ay Soo Galayso Salaasa, Arbaca Iyo Khamiis.

 

La Soco Duruustu Way Socotaa…Waxanu Sheekhu Akhriyaa Habeen Walba Oo Ay Soo Galayso Salaasa, Arbaca Iyo Khamiis.

WWW.RAACDO.COM Kala Soco Silisilado Kutub Ah Oo Dhammaantood Ku Saabsan Fiqiga Oo Sheekh Maxamed Cali Gadhle Ballan-qaaday Inuu Ummadda Uu Barayo.

Dhankan Iyo Shabakaddan Caalamiga Ah Ee WWW.RAACDO.COM Waxay Hawl-wadeenadeedu Iyaguna Isu Diyaariyeen Guntigana U Giijisteen In Dhammaan Kutubtaasi Ay Si Joogta Ah Idiinku Soo Gudbin Doonaan Haddii Eebbe Ogolaado.

Meelkastoo Aad Joogtaan Kala Soco WWW.RAACDO.COM Duruustan Taxanaha Ah Oo Si Joogta Ah Aaanu Idiinku Soo Gudbin Doono. Haddaba Wixii Cillad Idinka Hor-timaadda Nagala Soo Socodsiiya E-mailkan: salaanmuctasim@gmail.com ama kala soo xidhiidh Taleefankan: 00252-63-4600500.

Mahadsanidin.Sh Maxamed Cali Gadhle




One thought on “HALKAN KALA SOCO: Kutub Silsilado Ah Oo Fiqiga Ku Saabsan Oo Sheekh Maxamed Cali Gadhle Ka Bilaabay Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO

  1. maxamed

    asc walaalo ALLE haku barakeeyee kitaabka ibnu qaasimka soo dhameestira fiidhiyoogana soo dhiga you topka ALLE ha idiin barakeeye

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *