Diyaarad kusoo dhacday Taiwan + Video

Diyaarad siday 58 qof ayaa kusoo dhacday magaalada Taipeh ee dalka Taiwan.

Shilkan ayaa dhacay kadib markii diyaaradan la sheegay inay ku dhacday buundo xili ay duuleysay, waxayna kadib ku dhex dhacday wabiga magaaladaasi.

Ugu yaraan 9 qof ayaa dhimashadooda la xaqiijiyey, iyadoo la sheegay 28 qof in laga soo saaray wabiga iyagoo nool, halka la sheegay in qaar kale dadkii rakaabka ahaa iyo shaqaalihii diyaarada ay weli ku xaniban yihiin gudaha diyaarada burburtay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *