DHEGAYSO: Sheekh Umal Oo Soo Bandhigay Xaqiiqada Kooxda Assaadicuuna Bilxaq Q. 1-aad & Q.2-aad

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa Muxaadaro cusub oo uu jeediyey ku axadhay kooxdan la baxday ASSAADICUUNA BILXAQ oo dhawaan lagaga dhawaaqay dalka Masar iyo magaalooyin ay ka mid yihiin Muqdisho Iyo Hargeysa. Haddaba Muxaadaradan oo sheekhu ka jeediyey Masjidka Abuubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi ayaa socotay Labo Habeen. Waxaanad Labada Qayboodba kaga bogon kartaa Halkan Hoose:

HALKAN GUJI OO DHEGAYSO AMA DEJISO QAYBTA 1-AAD

HALKAN GUJI OO DHEGAYSO AMA DEJISO QAYBTIA 2-AAD

 

Wabillaahi Tawfiiq.

Raacdomedia@gmail.com




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *