Dhalinyarada iyo Aqoonahanka Gobolka Gabiley Oo Kasoo Horjeestay Go,aankii Gudida Horumarinta Sacad Muuse Kuna Eedeeyey Iska Horkeen Beesh Dhexdeeda Ah.

Dhalinyarada iyo Aqoonahanka Gobolka Gabiley ayaa Ka soo Horjeestey Go,aankii qaar ka mid ah Gudida Horumarinta sacad muuse Ka Soo Baxay ee ay lacagta ku qaateen Waxaanay dhalinyartani ku eedeeyeen gudidaasi dhuuni qaatayaasha noqday inay ku kaceen dunuub ku salaysan iska horkeen beesh dhexdeeda ah.

Bannaan baxan ayaa waxa maanta lagu qabtay Hotel Xaaji Askar ee Magaalada Gabiley,Waxana hadaladoodii ka mid ahaa”Gudida umaanaan diran inay siyaasada ku milmaan oo ay hawlaha xisbiyada u yaal ay galaan waxaanu u dirnay inay adeegyada bulshada iyo isku xidhka reerka ay ka sheqeeyaan anaga nama matalaan iskuna ra’yi manihin”Dhalinyarada gobolka gabiley ee maanta hadashay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *