DEG-DEG: Wasiir Miisaan Culus Ku Leh Somaliland Oo Isna Goor Dhawayd Is-casilay

Hargeysa (Raacdo.com):- Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Md Geedoole ayaa isna goor dhawayd ku Dhawaaqay In uu Xilkii Wasiirinimo iska Casilay.

Wasiir Geedoole ayaa ku Sababeeyey in uu doonayo in uu u Madaxbanaanaado Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye ee Madaxweyne-Ku-Xigeenimo. 

Wasiirka Ayaa u mahadnaqay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Marwadiisa Mudadii ay Soo Wada Shaqeeyeen.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *