DEG-DEG: Dalxiisayaal Ajaanib Ah Oo Lagu Weeraray Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raacdo):- Deggaanka Liido ee xeebta magaalada magaalo-madaxda Somaliya ee Muqdisho ayay waraku sheegayaan in lagu weeraray dal-xiisayaal jaanib ah..

ilo wareedyo ay warbaahinta qaar soo xiganayso ayaa sheegaya in xoogag taabacsan Al-Shabaab ay toogasho ka geysteen xeebta Liido, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerarkaasi.

Lasoco wixii soo kordha




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *