DAAWO: Al-Shabaab Oo Goor Dhawayd Baahisay Filmka Dagaalkii Ceel-cadde Ee Lagu Gumaaday Ciidamada Kenya + SAWIRRO

Mu’assasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab ayaa goor dhow baraha Internetka ku baahisay Filimkii sida aadka ah loo wada sugayay ee dagaalkii Ceel-cadde ee lagu gumaaday ciidamada Kenya oo loogu magac daray Duullaankii Sheekh Abii Yaxya Al-liibi.

Filimka oo ku baxaya Saddex Luuqadood ayaa waxa uu soconayaa 48 daqiiqo, waxaana kasoo muuqanaya habkii dagaalku uu u dhacay, khasaarihii baaxadda lahaa ee Ciidamada Kenya la gaadhsiiyay, hubkii laga furtay, dar-daaran uu jeedinayo Naftii-hurihii bud-dhigaha ka ahaa weerarkaasi iyo Culimo dar-daaranno u jeedinaya dadka Muslimiinta ah.

Waxaa kaloo Filimka lagu daawanayaa Maxaabiis badan oo ciidamada Kenya dagaalka lagaga qabtay, kuwaas oo si cajiib ah isku soo dhiibaya kadib markii ay arkeen in aanay meelna kaga fakaran karin Rasaasta kulul ee dhanka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab kaga imanaysay.

Qoraal laguma soo koobi karo sheekada Filimka oo keliya waxaa balse waxaad kaga bogon kartaa halkan ee DAAWASH WACAN.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO 

Dagaalkii Ceel-cadde16-640x3607-640x3608-640x3609-640x36010-640x36011-640x36012-640x36013-640x360 (1)13-640x36014-640x36015-640x36016-640x36018-640x36019-640x36020-640x36021-640x36022-640x36023-640x36024-640x36025-640x36026-640x36027-640x36028-640x36029-640x36030-640x36031-640x36032-640x36033-640x36034-640x36035-640x36036-640x36037-640x36038-640x36039-640x36040-640x36041-640x36042-640x36043-640x36044-640x36045-640x36046-640x36047-640x36048-640x36049-640x360 (1)49-640x36050-640x36051-640x36052-640x36053-640x36054-640x36055-640x36056-640x36057-640x36058-640x36059-640x36060-640x36061-640x36062-640x36063-640x36064-640x36065-640x36066-640x36067-640x36068-640x360111-640x360211-640x360311-640x360411-640x360511-640x360CfeA7icW8AE4dF6Cfp_RxmWEAADI-cCfp7PYFXEAAWkRWCfprm7BXIAAsHOYCfqAZcGXEAAOmcECfqCccQWIAA9bFLCfqEu28WIAATjuCCfqHkmUW4AEltYKCfqHlysWsAAUG-3CfqHmCnW4AAyKQPCfqHtfrXIAEJS0O afar photo_2016-04-08_11-37-05 photo_2016-04-08_11-37-17 photo_2016-04-08_11-37-24 photo_2016-04-10_06-18-25-768x436 photo_2016-04-10_06-18-33-768x430 photo_2016-04-10_06-18-38-768x440 sedex




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *