Category: Uncategorized

DHEGAYSO: Dagaallo Lagu Kala Baxay Oo Islaamka Soo Maray – Sheekh Xayaakallaah Q.16aad

HALKAN GUJI OO KA DHEAGYSO

DAAWO: Hargeysa Oo Lagu Qabtay Hilbo Dad Oo Tallaagad Laga Soo Buuxiyey + SAWIRRO

BBC: Faysal Cali Waraabe Muxuu Kaga Jawaabay Su’aal Xasaasiya Oo Ku Aadanayd Mustaqbalkiisa Musharaxnimo? DHAGAYSO

Saddex Sarkaal & 18 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada DF Somaliya Oo Maanta Lagu Laayey Gobolka Gedo

Muqdisho (Raacdo.com):- Ku Dhawaad 20 askari oo ay ku jiraan saraakiil sar sare ayaa maanta lagu dilay weerar dhabba-gal ah oo ciidamada ciidamada Al-Shabaab ay u...

DEG-DEG: Dalxiisayaal Ajaanib Ah Oo Lagu Weeraray Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raacdo):- Deggaanka Liido ee xeebta magaalada magaalo-madaxda Somaliya ee Muqdisho ayay waraku sheegayaan in lagu weeraray dal-xiisayaal jaanib ah.. ilo...

DAAWO: Sharikadda GAAFANE Oo Si Ballaadhan Uga Qayb-qaadatay Xuska 18-ka May

Fannaaniin Lagu Xidhay Saldhigga Booliska Ee Magaalada Gabiley, Yaa Xidhay, Maxaase Lagu Haystaa?

Gabiley (Raacdo):- Xubno ka mida fanaaniinta reer Somaliland oo xuskii 18-ka May shalay kala qayb-galay bulshada Gabiley ayaa loo taxaabay xabsiga magaalada Gabiley....

DAAWO Abwaankii la Hollin Waayay Ee Ibraahim-Gadhle Oo Maalintii Tilmaamm-neyd ee Burco & Madashii aariikhaysaneyd Maanso Tuf Leh Ka Tirinaya+DAAWO VIDEO Xusuus Leh

Ciidamada Kenya Oo Baabuur Lagaga Gubay Gobolka Jubbada Hoose

Muqdisho (Raacdo):- Wararka ka imanaya gobalka Jubbada hoose ayaa waxey sheegayaan in wadada xidhiidhisa degmada Dhoobley iyo deegaanka Taabto qarax culus lagula...

Kala-Maan – Hoyga Dhimashada ee Magaalada Hargeisa (Hargeisa Group Hospital): By Mustafa A. Ismail

Maalmahan waxa aynu maqalnaa in xubno ka baxeen xubi oo ku biireen xisbi hebel kale. Waa dhaqankii xiligan oo kale ee inoo bilaabmay ilaa iyo intii Somaliland qaadatay...