Category: News

Somaliland: Wasaaradda Macdanta Oo sharaxday Shirkad macdan baadhis ka wada Baki

Hargeysa(Codka Somaliland)-Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa sharaxaad ka bixisay cabashooyin muddooyinkii u dambeeyay ka soo baxayay dadka degaanka Baki...

Dahabshiil oo Lagu casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee...

Somaliland: Xubintii Shaandhaddu Ka Reebtay Komishanka Oo Qiray Inuu Ahaa Xisbiyahan Xeelad Isku Casilay

Hargeysa (Codka Somaliland)- Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo ahaa xubintii xisbiga WADDANI u magacaabeen komishanka doorashooyinka ee madaxweynuhu labada jeer dib u soo...

Somaliland: “Somaliland iyo Ingriiska Xidhiidhkoodu Waa Mid Dumblamasiyadeed Oo Ku Dhisan Taariikh Dheer”

Hargeysa (Codka Somaliland)- Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in iskaashiga Somaliland iyo Boqortooyadda Ingiriisku uu yahay mid...

Somaliland: Maayarka Gabiley Oo Naqdiyay Hadallo Ka Soo Yeedhay Hoggaanka UCID

Gabiley (Codka Somaliland)-Maayarka magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa xisbiga UCID ku eedeeyay inay taageeradda dadweynaha ku doonayaan inay ku kasbadaan...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Mashaariic Laga Fulinayo Dekadda Iyo Madaarka Berbera

Berbera(Codka Somaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed SiIlaanyo,ayaa maanta kormeer ku soo sameeyay mashaariic horumarineed oo laga fuliyay dekeda...

Somaliland: Madaxweynaha Oo Ciidanka Xeebaha Tababar Ugu Xidhay Markab Dagaal oo Ingiriisku leeyahay

Hargeysa (Codka Somaliland)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta tababar heerkiisu sareeyo ugu soo xidhay markab dagaal oo ciidammadda Ingiriisku leeyihiin oo la...

Daawo: Hees , Huwan Qiimaha Calanka Somaliland

Somaliland: Madaxweynaha Oo Mar labaad Dib Ugu Soo Celiyay WADDANI Xubintoodii Komishanka

Hargeysa (Codka Dadka)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI dib ugu celiyay xubintii ay u soo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Danjire Ka Socday Dawladda Ingiriiska

Hargaysa (Codka Somaliland):safiirka dawladda Britain u fadhiya Somaliland/Somalia Neil Wigan, ayaa sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo kala hadlay inay wada hadallo ku...