Category: Muhiim

Madaxtooyadda Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Mawqifkooda Dhulka Masalaha Hargaysa.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya kaga hadlay, arrimo ay ka mid yihiin muranka dhul ee ka taagna...

Al-shabaab Oo Weerar Xooggan Ku Qaaday Saldhig Boolis Oo Bosaso Ku Yaala

Ugu yaraan Hal Askari oo Booliska Puntland ka mid ah ayaa ku dhintay weerar culus oo Koox Hubaysan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab ku qaaday Saldhig ku yaala Magaalada...

Maayarka Hargeysa Oo Wareegto Ku Soo Saaray Dhul Uu U Asteeyay Xabaallo, Wershadaha Iyo Xeryo Ciidan

Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa shalay wareegto Maayar oo uu soo saaray waxa dhul cusub ugu asteeyay Xabaalo, Dhul...

Kulan ay Yeesheen Taliska Booliska Iyo Maamulka Dawladda Hoose Hargeysa

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay xukunno lagu riday illaa 53 ka mid ah dhalinyarrada abaabulan ee rabshadaha ka sameeya caasimadda Hargeysa,...

“Maan Odhan KULMIYE Waan Ka Baxay, WADDANI-na Kuma Socdo” Cabdilaahi Jawaan

Siyaasiga Cabdilaahi Xaaji Cabdi Cumar (Cabdillaahi-jawaan), ayaa waxba kama jiraan ku tilaamay warar sheegay inuu ku biirayo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, waxaanu...

Fadeexada Facaa’ilkii Puntland, Fiiradii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Fariintii Al-Bashiirka Suudaan

Dawlad goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya, ayaa toddobaadkii la soo dhaafay cagaha la gashay fadeexad siyaasadeed , taasi oo hoos u dhigaysa mugii iyo miisaankii...

Wasiirka Maaliyadda Oo Kulan La Yeeshay Hay’adda Deeqaha u Qaabilsan UK

Wasiirka maaliyada iyo madaxda Hay’ada dalka Ingiriiska u qaabilsan deeqaha ee magaceeda la yidhaahdo DFID ayaa kulan ku yeeshay wasaarada maaliyada. Hay’adda ayaa...

“Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Tixgeliyay Oo hubkii u sii daayay Madaxweynaha Suudaan”

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xukuumadda ahaan ay go’aansadeen in la sii daayo Markabkii MV-Shaakir ee dhawaan ku soo...