Category: Aragtida Dadweynha

Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga WADANI midkee ku saxsan? By: Dr.Mohamed Culimo

Sida warbaahinta lagu baahiyey madaxweynaha ayaa dib ugu celiyey xisbiga WADANI xubintii ay u soo xuleen gudidda doorashooyinka qaranka . Xubintaas oo ah Dr Maxamed...

GOLAHA WAKIILADU AAD HA U EEGAAN MIISANIYADA 2015 By: Faysal Cumar Madar

Sida aynu ilaahay ka rajaynayno marka lagaadho sanadka 2015 waxa la filayaa in ay dalka ka qabsoonto doorasho isbarkan oo lagusoo xulan doono wakiiladii shacabka...

Xafladii Arooska ee Madaxtooyada iyo Xabaal Dhigii Saraakiisha Oo Isku Xili Ahaa BY: CABDILAAHI JANTE

Qalinyahaw midiyo iinoqo madare Kumariimo dhiig kudhig heesta milil Miilay qadhaadh dacar lagu margado( abwaan gaariye) Qalinka uma qaadan in aan hadlo door siyaasi ah...

Xukuumada Maanta Iyo Horumarka Dalka Ka Muuqda Midaan La Masuugi Karin.

Xukuumada horumarka iyo waxqabadka dalka oo ah xukuumada uu maanta hogaamiyo madaxweyne siilaanyo  ayaa mudadii  dhawrka sano ahayd ay jirtay waxay qabatay oo dalka ka...

Diiwaan-gelinta Madaniga ah:Ma-Xeelad Muddo Kordhineed Mise Dan-Qaran!!!!

Tan iyo Todobaadadii ugu danbeeyey waxaa si wayn guud ahaanba dalka looga dareemayey muranka Siyaasadeed ee ay dhalisay Diiwaan-gelinta Madaniga ah oo la filaayo in...

Awr Markii Horeba Dheelliyayey Oo Haddana Dhinac Laga Raray!!! W/Q: A. A. Ciidle.

Guubiskii madow dhegaha way ugu gammuuraane Waana geela bacawgii si baa loo gol leeyahaye Garruudkii hayin ahaa marbuu raran gubyoodaaye Gurgurshaa maroor loogu xidhay...

Somaliland: “Muwaadin kasta oo da’diisu gaadhay 16 jir waa waajib inuu is-diiwaangaliyo” Wasaaradda Daakhiliga

Hargeysa (Codka Somaliland)- Agaasimaha Waaxda Gobollada Dhaqanka iyo Siyaasada Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Xasan Cawaalle ayaa tafaasiil ka bixiyay ahmiyadda ay...

“Muranka Diwaangalinta iyo Mugga Xildhibaannada” Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale

Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto,Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta,Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo,...

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2′aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar Hoorri

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis), James Foley...

“Iftiiminta Maqnaanshaha Dhabta Ah Ee Doorka Mucaaradka” Dr Maxamed-rashiid

Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa, Baarlamaan iyo Golayaal Degaan oo dhammaan ka yimid rabitaankeena iyo codkeena. Sida ay tahay waa...