BAHDA RAACDO MEDIA: Ciid Mubaarak Ayaanu Leenahay Muslimiinta Oo Dhan

Maamulka iyo Howlwadeenka Shabakadda Raacdo.com waxey u hambalyeynayaan dhammaan Umadda Islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed.

Dhamaan dadka Muslimiinta waxaan leenahay Allaah ha inaga wada aqbalo Acmaasha wanaagsan ee Allaah aynu kuwada caabudeyno.

Sidoo kale waxaan Allaah uga baryeeynaa inuu cibaadada Xajka ka aqbalo malaayiinta ruux Muslimiinta Xujeyda ah ee sanadkan gudanayo waajibaatka Xajka.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *