Archives post

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ka tacsiyadeeyay Sarkaalkii Lagu Dilay Gabiley

Hargeysa (Wargane)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa amar ku bixiyay in deg-deg sharciga loo horgeeyo askarigii maanta toogashada...

Somaliland: Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Taliyihii Saldhiga Booliska Arabsiyo oo La Dilay

ALLE ha u naxariistee waxa maanta ku geeriyooday cisbitaalka Hargeysa Taliyihii Saldhiga degmadda Arabsiyo Marxuum-Cabdi Ismaaciil Cali (Cabdi-case), ka dib markii uu...

Dahabshiil: Shirkadda Dahabshiil oo Lagu casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee...

Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta Taagan Carrafo + SAWIRRO

MECCA, Saudi Arabia , (Codka Somaliland) — Buurta Carrafo ayaa waxaa maanta taagan malaayiin Muslimiin ah oo gudanaya waajibka Xajka, kuwaasoo ka kala yimid daafaca...

Chinese Premier meets Djibouti’s prime minister on ties

Chinese Premier Li Keqiang met with Djibouti’s Prime Minister Abdoulkader Kamil Mohamed at the closing ceremony of the second Summer Youth Olympic Games in Nanjing on...

Madaxweynaha Turkiga Oo Wacad Ku Maray Inuu Daacish La Dagaalamayo

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa markii u horaysay sheegay inuu la dagaalamayo Ururka Dawladda Islamiga ah.hadal uu jeediyay Arbacadii ayaa u muuqda inuu...

“Muranka Diwaangalinta iyo Mugga Xildhibaannada” Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale

Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto,Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta,Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo,...

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2′aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar Hoorri

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis), James Foley...

“Iftiiminta Maqnaanshaha Dhabta Ah Ee Doorka Mucaaradka” Dr Maxamed-rashiid

Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa, Baarlamaan iyo Golayaal Degaan oo dhammaan ka yimid rabitaankeena iyo codkeena. Sida ay tahay waa...