Archives post

Malaayiin Muslimiin Xujey Ah Oo Taagan Banka Carafah.

Iyadoo maanta ay tahay sagaalka Bisha Dul-Xijah waxey malaayiin Muslimiin Xujey ah oo sanadkan gudanayo waajibaatka Xajka taagan yihiin Banka Carafah oo ah Rukniga ugu...

DEG-DEG: Ciidamada RRU-da Ugaadhsanaya Culimada & Ardayda Masaajiddada Wax Ku Barta

Ciidamada RRU da Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyey magaaladda Hargeysa ka U Gaadhsanaaya Culimo iyo Dalabo Cilmi wax ka barta Masaajidda Hargeysa. Ciidamo Farabadan...

Wariye C/fataax-Filibiin Oo Far Waaweyn Ugu Qoray Ceebaha Dul Hoganaya M/weyne Farmaajo DHEGAYSO

HALKAN GUJI OO DHEGAYSO

SAWIRRO: Ciidanka Dab-demiska Hargeysa Oo Gurmad U Fidiyey Gabadh Ku Dhacday Suuli La Dumay

Hargeysa (Raacdo.com):- Ciidanka Dab-demiska Caasimadda Hargeysa ayaa shalay Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay Xaafada Jameeco Weyn ee...

Itoobiya Oo Xaqiijisay In Hogaamiyaha Jabhada ONLF C/ Xakiin Sheekh Muuse ( Qalbi Dhagax) Dawlda Somaliya Usoo Gacangalisay WARBIXI

Wargeyska Ethiopian Observer; ayaa war kooban oo uu daabacay waxa uu ku sheegay in nin uu ugu yeedhay Fallaago C/ Xakiin Sheekh Muuse; uu u gacn galy dowladda Itoobiy,...

Ganacsade Itoobiyaan Ah Oo Iibsaday Jaziirad Ku Taal Jabuuti & Khataraha Ku Gedaaman DHEGAYSO

HALKAN GUJI OO DHEGAYSO

DOOD: Dadkii Maraykanku Ku Gumaaday Deggaanka Bariire – Dr Xanafi & Xubno Ka Tirsan Dawladda (DHEGAYSO)

HALKAN GUJI OO DHEGAYSO

Dagaallo Dib Uga Qarxay Itoobiya & Digniino Hor Leh Oo Lasoo Saaray (Warbixin)

Wadanka Itoobiya xaalad adag oo dhanka ammaanka ah ayaa lagasoo sheegayaa kadib markii ay sii xoogeysteen dagaallada u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaaradka...

Haweenay Kenyaati Ah Oo Geeriyootay Kadib Markii Loo Keenay Maydka Wiilkeeda Oo Sarkaal Ahaa

Konistaybol Bareyn Malasi oo ah Sarkaal ka tirsan Police-ka Kenya oo maalma ka hor lagu dilay weerar ay ciidamada Al-Shabaab ka fuliyeen deggaanno ka tirsan gobolka...

Taliyaha Booliska Puntland Oo Xilkii Laga Qaaday & Sababta Oo Taliyaha Laftiisu Ka Hadlay