Al-Shabaab Oo Shaacisay Inay Nolasha Ku Hayaan Askar & Saraakiil Kenyaan Ah (Akhriso Bayaan Soo Baxay Goor Dhawayd)

Muqdisho (Raacdo.com):- Xafiiska warfaafinta xarakada Al Shabaab ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu soo bandhigo Maxaabiis dowladda Kenya lagaga qabtay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Ceel-cadde ee gobolka Gedo.

Bayaankan oo ku qoran luqadaha Sawaaxiliga iyo English-ka ayaa kasoo baxay xarakada Al Shabaab,  waxaana bayaanka lagu xaqiijiyay in dhimashada ciidanka Kenya ee dagaalkii Ceel-cadde ay gaadhay 100, halka gacantana lagu dhigay 12 askar iyo saraakiil Kenyan ah oo katirsanaa ciidanka difaaca Shacabka Kenya ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan KDF.
Halkan ka akhriso Bayaanka oo English ah PDF
Halkan ka akhri Bayaanka oo Kswahili ah PDF




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *